SOMALIYA HALKAY KASOO BILABATAY

Taariikhda Soomaaliya (Af Ingiriis : History of Somalia; Af Carabi : ar‎ aṣ-Ṣūmāl), sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya (Af Soomaali : Federal Republic of Somalia, Af Carabi : ar‎ Jumhūriyyat aṣ-Ṣūmāl al-Fideraaliya) wakhtiyadii hore loo yaqaanay Jamhuuriyada Dimuqraadiga Soomaaliya, waa wadan dhaca Geeska Afrika.


Taariikhda qadiimi ah


Dhulka Soomaaliya wuxuu weligiisba ahaa xarun dhexe oo maamusha ganacsiga qeybo badan oo dunida ka mid ah,[5][6] Intasi waxaa dheer, waxaa deegaanka Soomaalidu ahayd mid wax soo saar leh; xaga beeraha, xoolaha iyo kheyraad kale oo dunida inteeda kale ka manaafacaadsato.[7][8] Siday ay isku raaceen in badan oo taariikhyano ah, Geeska Afrika wuxuu xidhiidh la lahaa Boqortooyadii Faraaciyiinta wakhti imika laga joogo ilaa  kuwaasi oo ganacsi toos ah la lahaa meelo badan oo ka mid tahay Saylac iyo Dhulka uduga (Puntland) 

Comments